
Talooyinka Badqab ee CPJ: Tebinta wararka fayraska Corona

Cudurka COVID-19 (sidoo kalena loo yaqaan fayraska Corona) ayaa hadda gaaray dhammaan qaaradaha adduunka, marka laga reebo tan Antarctica, sida lagu sheegay xog laga helay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)
Hadaba Isutuga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ wuxuu halkan hoose idinkugu soo gudbinayaa talooyin kaa caawinaya tabinta wararka la xiriira CORONA oo Ururka Difaaca Suxufiyiinta Caalamka CPJ idiin diyaarisay.
Linkiga hoose guji.
Review
0%
Summary Talooyinka Badqab ee CPJ: Tebinta wararka fayraska Corona